Kullan kooban oo lagu dardargalinayo shaqada ayaa ka qabsoomay xafiiska Hormuudka Kulliyada.

  • 02 December, 2025
News

Kullankan qabsoomay oo laga ga wada dooday arrimo shaqo oo la xidhiidha hawlaha tacliinta, taageerada waaxyaha siiya tacliinta ayna hormuud u yihiin; arrimaha diwaangalinta & caqabadaha ay wajahayaan, hawlaha shaqo ee shaqaaleynta iyo xaadirinta shaqaalaha ayaa jawi nabdoon lagu soo afmeeray. Iyada oo awaamiirro xal u noqonaya hawlahan ay kasoo baxeen.